Kheyre oo booqday dadkii ku dhaawacmay Qaraxyadii Muqdisho Balan qaadna sameeyay (Daawo Sawirro)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo saraakiil ciidan ayaa xalay saqdii dhaxe booqday qaar kamid ah Isbitaalada magaalada Muqdisho oo la dhigay dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii lagu weeraray xarunta Oto Oto. Kheyre ayaa indhihiisa kusoo arkay qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii iyo weerarkii shalay, waxa uuna Ra’isul Wasaaraha dadkaasi la qeyb … Continue reading Kheyre oo booqday dadkii ku dhaawacmay Qaraxyadii Muqdisho Balan qaadna sameeyay (Daawo Sawirro)